Gudoomiyaha Boorka Jaamacadda 𝐔𝐬𝐭𝐚𝐝 𝐇𝐚𝐬𝐬𝐚𝐧 𝐌𝐢𝐫𝐞 𝐃𝐡𝐢𝐢𝐟 ayaa kulan is xog wareysi ah laqaatay qaar kamida Howlwadeenada Jaamacadda maadama uu furmay Semester-ka Koowaad ee Sanad Waxbarasheedka 2023/2024.

Gudoomiye Mire ayaa lawadagaay howlwadeenada fariin guud uu ka siday Boorka Jaamacadda iyo in la dardargeliyo howlaha hortebinta u leh Jaamacadda.

Geba gebadii kulanka ayaa lagu balamay in laguto waajibaadka shaqo ee Jaamacadda iyo in si hufan loogu adeego Ubadka Soomaaliyeed.

#𝐈𝐧𝐭𝐚𝐤𝐞_𝟐𝟎𝟐𝟑_𝟐𝟎𝟐𝟒

#𝐀𝐝𝐦𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧_𝐎𝐩𝐞𝐧

#shapingperfectfuture

#salaamuniversity

By socden

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *